Qaamuuska Asalka
jidhi
(-iyo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(bot.) Nooc deegaan ah oo ka kooban geed qaab bixitaankiisu gaabiyo iyo dhir hagaastay (sfunted tress), inta badanna dhererkoodu waa 1-2 mitir, mar marna leh dhir dhaadheer. Waxa laga helaa gobollada roobku ku yaryahay ama leh carro aad ugu xun inay kaymo ka baxaan, sida dhulka oomane-u-eka ah ee cidhifyada lamadegannada; dadka dagganina waxa laga yabaa iney noqdaan reerguuraa, xoolo dhaqato.
Erayo la-mid ah
jidh-dhintay(daaw.) Qayb jirka ka mid ah oo dhimatay dhiig yari ama dhii…jidh-diidKahsi.jidhaabalafWar aan dhabtiisa la hubin. ld jadhaabalaf.jidhaanBiyo fariisin yar. ld dhiijaan.jidhida-dhexeGeed abaareed gaaban ee ka baxa gobolka badda cad, wuxuuna k…jidhka-GoljiKoox ama kooxo moqorro siman ah oo ku dhex jira saytoobalaas…

