Qaamuuska Asalka
jeeniwareen
(daaw.)MagacLafdheeri
Macnaha
Xanuun xummad iyo qufac leh oo inta badan hargab xumaaday reebo; oofwareen.
Erayo la-mid ah
jeenanCabbitaan la siiyo qof aad u xanuunsan oo aan cunto qaadan k…jeenanboobah; qof sakaraadaya oo jeenanka aad u qaatajeenaniQof aad u xanuunsan cabbitaan siin.jeeniLabada lugood ee xayawaanka afar addinlaha ee hore middood.jeenicalaf1. Jeeni. 2. Libaax dad cun ah.jeeniqaarQarqar ka ridashada maro, suun iwm iyadoo labadiisa dacal si…jeensashold jeensad, jeensi, jeesad, jeesasho, jeesi.jeenso1. Dib ama dhinac wejiga ama oogada u duwid. 2. U j.: wax mu…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
