Qaamuuska Asalka
jeeni
(-iyo, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Labada lugood ee xayawaanka afar addinlaha ee hore middood.
Erayo la-mid ah
jeenanCabbitaan la siiyo qof aad u xanuunsan oo aan cunto qaadan k…jeenanboobah; qof sakaraadaya oo jeenanka aad u qaatajeenaniQof aad u xanuunsan cabbitaan siin.jeenicalaf1. Jeeni. 2. Libaax dad cun ah.jeeniqaarQarqar ka ridashada maro, suun iwm iyadoo labadiisa dacal si…jeeniwareenXanuun xummad iyo qufac leh oo inta badan hargab xumaaday re…jeensashold jeensad, jeensi, jeesad, jeesasho, jeesi.jeenso1. Dib ama dhinac wejiga ama oogada u duwid. 2. U j.: wax mu…

