Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jeedshe

(-shayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

(xis.) Xarriiq toosan oo la xiriirta toobineed. Fogaanta xarriiqdani ay u jirto bar kasta oo ku taalla toobineed oo loo qaybiyey fogaanta ay barmaguuraan ah u jirto bar taasi waa saami madoorsoome ah.

Erayo la-mid ah

jeed1. Sii j.: cid dhabarka xijin. 2. Soo j.: habeen hurdo ka te…jeedaali1. Wax meel fog ka eegid. 2. Dibi sac wadaalin.jeedaaloFiirinta wax meel dheer laga eego.jeelbixinjeedalSuun adag oo dabo la qabsado leh oo fardaha iwm lala dhaco s…jeedalShaabuug qaab dherer yar leh ilaa 150 maykaroon/m. oo laga h…jeedalwax la dhicid.jeedalidld jeedlid.jeedalleyDir ka tirsan faylamka borotosoowa, xubnahoodu waxay leeyihi…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms