Qaamuuska Asalka
jeed
(-day, -dday)Falmg1
Macnaha
1. Sii j.: cid dhabarka xijin. 2. Soo j.: habeen hurdo ka tegid (cid). 3. U j.: muuqaal il ku hayn. 4. U j.: meel aadid. 5. Ula j.: fal ama hadal ujeeddo gaar ah ka lahaan.
Erayo la-mid ah
jeedaali1. Wax meel fog ka eegid. 2. Dibi sac wadaalin.jeedaaloFiirinta wax meel dheer laga eego.jeelbixinjeedalSuun adag oo dabo la qabsado leh oo fardaha iwm lala dhaco s…jeedalShaabuug qaab dherer yar leh ilaa 150 maykaroon/m. oo laga h…jeedalwax la dhicid.jeedalidld jeedlid.jeedalleyDir ka tirsan faylamka borotosoowa, xubnahoodu waxay leeyihi…jeedi1. Wax foolkoodu jiho gaar ah ku aaddanaa meel kale u duwid.…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
