Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

janjeer

MagacLafdheeri

Macnaha

Wax gees u iilan. ld janjeedh.

Erayo la-mid ah

janjal1. Saabka gadawgiisa sare ee wareegsan. 2. Qufad yar oo lagu…janjaliWax janjal u yeelid.janjanniDhiriq lo'aad aad u qoyan.janjeeriWax dhan u qalloocin.janjeersanWax janjeera ahaansho.janjeersanaanld janjeersanaansho.janjeersashold janjeersad, janjeersi.janjeersoWax dhinac u iilasho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms