Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

janjal

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Saabka gadawgiisa sare ee wareegsan. 2. Qufad yar oo lagu rido alaabta udugga ah. 3. J. ah: qof toosan oo qurxoon.

Erayo la-mid ah

janjaliWax janjal u yeelid.janjanniDhiriq lo'aad aad u qoyan.janjeerWax gees u iilan. ld janjeedh.janjeerWax gees u qalloocsamid.janjeeriWax dhan u qalloocin.janjeersanWax janjeera ahaansho.janjeersanaanld janjeersanaansho.janjeersashold janjeersad, janjeersi.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms