Qaamuuska Asalka
jahaysan
(-snaa, -snayd)Falmg4
Macnaha
Wax la jaheeyey ahaansho. ld jihaysan.
Erayo la-mid ah
jahaadDagaal loo galo difaaca iyo fidinta diinta Islaamka. ld jiha…jahaad(dii.) Difaaca iyo fidinta diinta islaamka ku dagaallamid. l…jahaadidld jihaadid.jahannamoMagacyada naaraha mid ka mid ah.jahashold jahad, jihad, jihashi.jahawareersanaansho/dh ld jaahwa-reersanaan.jahaynld jahays, jihayn, jihays.jahaysashold jahaysad, jahaysi, jihaysad, jihaysasho, jihaysi.

