Qaamuuska Asalka
jahaad
(dii.)MagacLafdheeri
Macnaha
Dagaal loo galo difaaca iyo fidinta diinta Islaamka. ld jihaad¹.
Erayo la-mid ah
jahaadidld jihaadid.jahannamoMagacyada naaraha mid ka mid ah.jahashold jahad, jihad, jihashi.jahawareersanaansho/dh ld jaahwa-reersanaan.jahaynld jahays, jihayn, jihays.jahaysanWax la jaheeyey ahaansho. ld jihaysan.jahaysashold jahaysad, jahaysi, jihaysad, jihaysasho, jihaysi.jahaysiiNafley qiblada u jeedin. ld jihaysii.

