Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jacburo

(-ray, -rtay)
Falg3

Macnaha

Wax adag ilko ku burbursasho; qararamso. ld jacburso.

Erayo la-mid ah

jacbur1. Suugaan, gabay iwm oo ula kac loo deelqaafiyey. 2. Waxyaa…jacburanWaxyaabo aan isku nooc ahayn oo isku dhexjira ahaansho. ld j…jacburashold jac- bursasho, jacbursad, jacbursi.jacburiJacbur samayn.jacburinld jacburis.jacburnaanld jac-burnaansho, jacburni, jacbursanaan, jacbursanaa.jacburnaansho/dh ld jacburnaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms