Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jacbur

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Suugaan, gabay iwm oo ula kac loo deelqaafiyey. 2. Waxyaallo aan isku nooc ahayn oo laysku daray.

Erayo la-mid ah

jacburanWaxyaabo aan isku nooc ahayn oo isku dhexjira ahaansho. ld j…jacburashold jac- bursasho, jacbursad, jacbursi.jacburiJacbur samayn.jacburinld jacburis.jacburnaanld jac-burnaansho, jacburni, jacbursanaan, jacbursanaa.jacburnaansho/dh ld jacburnaan.jacburoWax adag ilko ku burbursasho; qararamso. ld jacburso.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms