Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jac

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Biyo kulul oo danabka ka dhasha oo nafleyda guba marka ay gaaraan. 2. Ceeb aad u weyn. 3. Cudur ariga ku dhaca xilliyada roobka oo jirku yeesho finan iyo dildillaac.

Erayo la-mid ah

jacaylRabitaan weyn oo wax gaar ah loo hayo.jacaysanWax jaci ku dhacday ahaansho.jacaysnaanld jacaysnaansho.jacaysnaansho/dh ld jacaysnaan.jacbur1. Suugaan, gabay iwm oo ula kac loo deelqaafiyey. 2. Waxyaa…jacburanWaxyaabo aan isku nooc ahayn oo isku dhexjira ahaansho. ld j…jacburashold jac- bursasho, jacbursad, jacbursi.jacburiJacbur samayn.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms