Qaamuuska Asalka
jaango'naan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
'naansho.
Erayo la-mid ah
jaan1. Cad yar oo saan ah oo loo jaray qaab kabeed. 2. Meel bann…jaan1. Caano geel oo aad u dhanaan. 2. Biyo kharaar oo dhano ah.…jaandheerCiyaaraha jiibta iyo jaanta leh oo la dheelo mid ka mid ah.jaangeriKabaha laga sameeyo maqaarka geriga.jaango'anKu j.: wax, wax kale la cabbir ah ahaansho.jaango'naansho/dh eeg jaangoo. ld jaango'naan.jaangoo/mg2 (-gooyay, -gooysay) 1. (f.g) Wax qorshaysan samayn. 2. …jaangooyo1. Qorshe habaysan oo la raaci karo. 2. ld jaangooyn.

