Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jaan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Caano geel oo aad u dhanaan. 2. Biyo kharaar oo dhano ah. 3. Ciid dhanaan; carro seel. 4. Caws aan loo baahnayn oo dalagga la soo baxa.

Erayo la-mid ah

jaandheerCiyaaraha jiibta iyo jaanta leh oo la dheelo mid ka mid ah.jaangeriKabaha laga sameeyo maqaarka geriga.jaango'anKu j.: wax, wax kale la cabbir ah ahaansho.jaango'naan'naansho.jaango'naansho/dh eeg jaangoo. ld jaango'naan.jaangoo/mg2 (-gooyay, -gooysay) 1. (f.g) Wax qorshaysan samayn. 2. …jaangooyo1. Qorshe habaysan oo la raaci karo. 2. ld jaangooyn.jaangoynld jaangooyo (2).
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms