Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jaabee

(-beeyay, -beysay)
Falg2

Macnaha

1. Jaabo aruurin. 2. Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafuurka loo geliyo si loo hoggaamiyo. ld jaabajaabee.

Erayo la-mid ah

jaabajaabeyn1. Dad isku dhex jira oo aan isgaranayn. 2. Dad keli keli ah…jaabajaabo1. Qoryo yaryar oo laysu soo uruuriyey. 2. Xoolo iyo dad tir…jaabbiyadBerked biyaha loogu kaydiyo beeraha timirta.jaabeynld jaabajaabeyn (3), jaabajaabeys, jaabeys.jaabeysashojaabajaabeysasho, jaabajaabeysi.jaabeysoJaabo urursasho. ld jaabajaabeyso.jaabo1. Qoryo qallalan oo dabka lagu shido; xaabo; qoryo. 2. Alaa…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms