Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

jaabajaabo

MagacDhexdhexaadUrursi

Macnaha

1. Qoryo yaryar oo laysu soo uruuriyey. 2. Xoolo iyo dad tiro iyo tayaba liita.

Erayo la-mid ah

jaabajaabeyn1. Dad isku dhex jira oo aan isgaranayn. 2. Dad keli keli ah…jaabbiyadBerked biyaha loogu kaydiyo beeraha timirta.jaabee1. Jaabo aruurin. 2. Laab hoggaanka ka mid ah oo ratiga gafu…jaabeynld jaabajaabeyn (3), jaabajaabeys, jaabeys.jaabeysashojaabajaabeysasho, jaabajaabeysi.jaabeysoJaabo urursasho. ld jaabajaabeyso.jaabo1. Qoryo qallalan oo dabka lagu shido; xaabo; qoryo. 2. Alaa…
Erayga Manta
rogaalTirada hal oo loo qaybiyey tiro ama tibaax kale. Tussale ahaan, rogaalka 2 waa 1/2; rogaalka x2 + 1 …

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms