Qaamuuska Asalka
itaal-danabeed
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(fiis.) Summad E. Itaalka badada danabka ee bar, waa xoogga saaran halkii saldanab togane ah oo yaalla bar ka mid badada danabka. Xoogga, F, ee ku abbaaran saldanabka, Q, waxa lagu helaa F = QE, markaas E = F/Q halbeegga itaalka danabku waa (N/C).
Erayo la-mid ah
itaalXoog.itaalSummad 'I' (jabaq). Dhakhsaha ay tamarta jabaqda ku dhexmart…itaalTabar leh noqosho.itaal-birlabeed(fiis.) Summad H. Xaddi leeb laguna qeexo bar gaar ah ku taa…itaal-iftiimeedBurqad iftiimeedka ku abbaaran dul yar oo jiho gaar ah kaga …itaaldarroTabaryari.itaalsashold itaalsad, itaalsi.itaalsheegashold itaalsheegad.

