Qaamuuska Asalka
itaal-birlabeed
(-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(fiis.) Summad H. Xaddi leeb laguna qeexo bar gaar ah ku taal badad birlabeed keenaysana cabbirka qaybta cufnaan burqaad birlabeedka (B), xorna ka ah dhextaalka ay ku falmayaan xoogagga badada birlabeed. Waxa lagu cabbiraa halbeegga (A/m).
Erayo la-mid ah
itaalXoog.itaalSummad 'I' (jabaq). Dhakhsaha ay tamarta jabaqda ku dhexmart…itaalTabar leh noqosho.itaal-danabeed(fiis.) Summad E. Itaalka badada danabka ee bar, waa xoogga …itaal-iftiimeedBurqad iftiimeedka ku abbaaran dul yar oo jiho gaar ah kaga …itaaldarroTabaryari.itaalsashold itaalsad, itaalsi.itaalsheegashold itaalsheegad.

