Qaamuuska Asalka
ismaquudiye
(baay.)MagacLafdheeri
Macnaha
Nooc nafaqada ka mid ah taas oo ah tamar laga soo dhiraandhiriyey qaadashada iyo dheefshiidka walxo organigga ah; caadi ahaan nudo xayawaan ama geed. Maxsuulka burburay ee dheefshiidka ayaa loo isticmaalaa samaynta walxaha orgaanigga ah ee uu u baahanyahay nooluhu. Xayawaanka oo dhami waxay cuntadooda ku helaan tabtan.
Erayo la-mid ah
ismaahiQof wax maahsan iska dhigid.ismaahinld ismaahis.ismaalaakadeedIsku muujinta la isku muujiyo wax aan la ahayn iyadoo xaqiiq…ismaalaakadeedHadba si isu muujin iyadoo runtii la qarinaayo.ismaandhaafIsfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.ismaandhaafLaba qof ama ka badan isfahmiwaayid.ismaldhikhiXarrago iyo jiljileec aan la lahayn iska raadin.ismaldhikhinld ismaldhikhis.

