Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ismaalaakadeed

MagacLafdheeri

Macnaha

Isku muujinta la isku muujiyo wax aan la ahayn iyadoo xaqiiqadii la qarinaayo.

Erayo la-mid ah

ismaahiQof wax maahsan iska dhigid.ismaahinld ismaahis.ismaandhaafIsfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.ismaandhaafLaba qof ama ka badan isfahmiwaayid.ismaldhikhiXarrago iyo jiljileec aan la lahayn iska raadin.ismaldhikhinld ismaldhikhis.ismaldhikhiyeQof xarrago, jiljileec uusan lahayn iska doondoona.ismale'eg(xis.) Weedh xisaabeed sheegaysa in tibaaxi ay ka weyntahay …
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms