Qaamuuska Asalka
ismale'eg
(-gyo, m.dh)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(xis.) Weedh xisaabeed sheegaysa in tibaaxi ay ka weyntahay ama ay ka yartahay tibaax kale qiime ahaan. Waxa la adeegsadaa summaddahan > iyo <. x > y, waxa loo akhriyaa “x waa ay ka weyntahay y”, iyo x < y waxa loo akhriyaa “x waa ay ka yartahay y”. Summadda >= waa ka weyn ama le'eq, summadda <= waa ka yar ama le'eq.
Erayo la-mid ah
ismaahiQof wax maahsan iska dhigid.ismaahinld ismaahis.ismaalaakadeedIsku muujinta la isku muujiyo wax aan la ahayn iyadoo xaqiiq…ismaalaakadeedHadba si isu muujin iyadoo runtii la qarinaayo.ismaandhaafIsfahmiwaayid laba qof ama ka badan ka dhex dhacda.ismaandhaafLaba qof ama ka badan isfahmiwaayid.ismaldhikhiXarrago iyo jiljileec aan la lahayn iska raadin.ismaldhikhinld ismaldhikhis.

