Qaamuuska Asalka

isir-ay-wadaagaan

(-rro ..., m.dh)
MagacLafdheeri

(xis.) Tirada isir ahaan ay u wadaagaan laba ama dhowr tiro, tusaale ahaan 4 iyo 6 waa isirrada ay wadagan 24 iyo 36 (eeg qaybshaha ay wadaagaan).