Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

isir

(-ro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Asalkii hore ee nafleydu ka soo farcantay. 2. Taranta laba tibxood iyo wixii ka badan.

Erayo la-mid ah

isir-ay-wadaagaan(xis.) Tirada isir ahaan ay u wadaagaan laba ama dhowr tiro,…isir-u-dhaleenKa dhaxlidda wax sida foolxumo, qurux, geesinnimo iwm laga d…isirwadaagahaansho.isirwadaagDad awoowyaashoodii hore wada dhasheen.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms