Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

isdhexgal

(fiis.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Kulanka laba hir waxa dhici karta inay is taageeraan oo hir maxsuulku uu noqdo wadarta tamarta labada hir, ama ay is tirtiraan oo maxsuulku noqdo faraqa labada hir.

Erayo la-mid ah

isdhaaf1. Waalli. 2. I. ah: laba addin oo aan isku dhinac ahayn.isdhaaf1. (f.g) Laba wax ama ka badan oo jihooyin kala duwan u socd…isdhaafdhaafIs waydaarka ay labo waxyaabood ama ka badan ay jahooyin kal…isdhaafdhaafLaba waxyaabood ama ka badan jahooyin kala duwan dhawr jeer …isdhaafdhaafsanWax isdhaafdhaafay ahaansho (cid).isdhaafdhaafsanaanld isdhaafdhaafsanaanshoisdhaafdhaafsanaansho/dh ld isdhaafdhaafsanaan.isdhaafi1. Laba wax oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarin. 2. W…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms