Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

isdhaafdhaaf

MagacLafdheeri

Macnaha

Is waydaarka ay labo waxyaabood ama ka badan ay jahooyin kala duwan isu weydaartaan dhawr jeer.

Erayo la-mid ah

isdhaaf1. Waalli. 2. I. ah: laba addin oo aan isku dhinac ahayn.isdhaaf1. (f.g) Laba wax ama ka badan oo jihooyin kala duwan u socd…isdhaafdhaafsanWax isdhaafdhaafay ahaansho (cid).isdhaafdhaafsanaanld isdhaafdhaafsanaanshoisdhaafdhaafsanaansho/dh ld isdhaafdhaafsanaan.isdhaafi1. Laba wax oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarin. 2. W…isdhaafinld isdhaafis.isdhaafsan1. Wax la sixray ahaansho. 2. Wax la khalday ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms