Qaamuuska Asalka
isdhaafsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
1. Wax la sixray ahaansho. 2. Wax la khalday ahaansho.
Erayo la-mid ah
isdhaaf1. Waalli. 2. I. ah: laba addin oo aan isku dhinac ahayn.isdhaaf1. (f.g) Laba wax ama ka badan oo jihooyin kala duwan u socd…isdhaafdhaafIs waydaarka ay labo waxyaabood ama ka badan ay jahooyin kal…isdhaafdhaafLaba waxyaabood ama ka badan jahooyin kala duwan dhawr jeer …isdhaafdhaafsanWax isdhaafdhaafay ahaansho (cid).isdhaafdhaafsanaanld isdhaafdhaafsanaanshoisdhaafdhaafsanaansho/dh ld isdhaafdhaafsanaan.isdhaafi1. Laba wax oo jihooyin kala duwan u socda isweydaarin. 2. W…

