Qaamuuska Asalka
isdabamar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Isdhaafidda ay laba wax ama ka badan ay isu dhaafaan jihooyinka isku lid ah. 2. Khayaano. ld isdabammar¹.
Erayo la-mid ah
isdaafacBaadbaadinta qof naftiisa ka badbaadiya halis ku soo fool le…isdaafacDhibaato iska badbaadin. ld isdifaac².isdaafacidld isdi-faacid.isdabaggalSocod nafley badan ay socoto oo midka mid ka dambeeyo.isdabaggalNafley badan oo socota midba mid ka dambeysa.isdabaggeliNafley midba midka kale gadaashiisa ku aaddinisdabamariWax isku qaldid. ld isdabammari.isdabamaridld isdabammarid.

