Qaamuuska Asalka
isdabaggal
MagacLafdheeri
Macnaha
Socod nafley badan ay socoto oo midka mid ka dambeeyo.
Erayo la-mid ah
isdaafacBaadbaadinta qof naftiisa ka badbaadiya halis ku soo fool le…isdaafacDhibaato iska badbaadin. ld isdifaac².isdaafacidld isdi-faacid.isdabaggeliNafley midba midka kale gadaashiisa ku aaddinisdabamar1. Isdhaafidda ay laba wax ama ka badan ay isu dhaafaan jiho…isdabamar1. Wax isku qaldamid. 2. Laba wax ama ka badan jihooyin isku…isdabamariWax isku qaldid. ld isdabammari.isdabamaridld isdabammarid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
