Qaamuuska Asalka
isbeddel-cadaadis
(c.cimi.)MagacLafdheeri
Macnaha
Isbeddelka ku dhaca cadaadiska gibilka kaas oo ka dhaca bar gaar ah iyo waqti gaar ah, badanaa saddex saacadood, oo ka horraysa, indha indhayn lagu sameeyo gibilka.