Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

isbeddel

(-llo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Gaddoonka muuqaal iwm oo ku dhaca walxaha. 2. Wax cusub oon hore u jirin oo soo kordha.

Erayo la-mid ah

isbeddel-cadaadisIsbeddelka ku dhaca cadaadiska gibilka kaas oo ka dhaca bar …isbeddel-kiimikaadIsbeddelka ku dhaca walax; kaas oo la xiriira dhinaca dhisma…isbeermatosuw(baay.) Unug taranka dhammayska ah ee socda ee xayawaanka la…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms