Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

isbahaysi

MagacLafdheeri

Macnaha

Xiriir isgaashaanbuuraysi oo ka dhexeeya dad, ummado, dawlado, iwm oo sokeeye ahaan isku raaca. ld isbahaysasho.

Erayo la-mid ah

isbaandhays1. Geed dheer oo qodax leh oo dhala miro midab huruud ah leh…isbahaysashold isbahasad, isbahaysi.isbahaysoDad, ummado, dawlado, iwm xiriir isgaashaan-buuraysi oo soke…isbarbardhigIsu eegidda la isu eego laba shey waxa ay iskaga mid ka yihi…
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms