Qaamuuska Asalka

isbaandhays

MagacLafdheeri

1. Geed dheer oo qodax leh oo dhala miro midab huruud ah leh oo la cuno dhexdana ku leh laf qodaxyo leh. 2. Miraha geedkaas dhala. ld isboondheys