Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

is

MagacLafdheeri

Macnaha

I.kayga, i.kaaga iwm: qof laftiisa, nafta tiisi ah iwm.

Erayo la-mid ah

is-afdhaafHadal dagaal ku jiro oo laba qof ama ka badan dhexmara.is-afdhaafHadal dagaal ku jiro laba qof ama ka badan dhex marid.is-afgaranwaaIs fahmid la'aan.is-afgaranwaaLaba qof ama ka badan is famhi waayid.is-arag1. Kulan laba qof ama ka badan dhex mara. 2. Tartan dhex mar…is-hambarraaciWax in yar oo ka hartay si tashiil la'aan ah u dhammayn.is-hambarraacinld is-habarraacis.is-haysashoCaabbiga ka horjeeda socodka ka dhasha dareere. Ha ahaato, s…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms