Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

is-afdhaaf

MagacLafdheeri

Macnaha

Hadal dagaal ku jiro oo laba qof ama ka badan dhexmara.

Erayo la-mid ah

is-afgaranwaaIs fahmid la'aan.is-afgaranwaaLaba qof ama ka badan is famhi waayid.is-arag1. Kulan laba qof ama ka badan dhex mara. 2. Tartan dhex mar…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms