Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

irmaanso

(-saday, -satay)
Falg3

Macnaha

Neef irman cid ka ammaaneysasho.

Erayo la-mid ah

irmaanXoola dheddig oo aan gurneyn oo caano leh.irmaan/dh Shaxda meesha mar walba inta laga dhaco qofka kale shaxd…irmaanWax caano leh noqosho.irmaanaanld irmaanaansho.irmaanaansho/dh ld irmaanaan.irmaanaynld irmanin.irmaaneeWax irmaan ka dhigid. ld irmaani.irmaani1. ld irmaanee.2. Neef irmaan cid siin.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms