Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

irmaan

MagacLafdheeri

Macnaha

Xoola dheddig oo aan gurneyn oo caano leh.

Erayo la-mid ah

irmaanaanld irmaanaansho.irmaanaansho/dh ld irmaanaan.irmaanaynld irmanin.irmaaneeWax irmaan ka dhigid. ld irmaani.irmaani1. ld irmaanee.2. Neef irmaan cid siin.irmaansashold irmaansad, irmaansi.irmaansoNeef irman cid ka ammaaneysasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms