Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

intikhaab

(-byo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Doorasho dadku u codbixiyo qof loo wakiilanayo barla-maan iwm.

Erayo la-mid ah

intifaac1. Waxtar. 2. ld intifaacid.intifaacKu i.: wax, waxtarkiisa ku dhaqmid.intifaacidld intifaac¹ (2).intifaacsashold intifaacsad.intifaacsoWax intifaac ka helid.intihayn1. Tijaabo. 2. ld intihin.intihiWax tijaabin. ld intihee.intihinld intihayn (2).
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms