Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

intihi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Wax tijaabin. ld intihee.

Erayo la-mid ah

intifaac1. Waxtar. 2. ld intifaacid.intifaacKu i.: wax, waxtarkiisa ku dhaqmid.intifaacidld intifaac¹ (2).intifaacsashold intifaacsad.intifaacsoWax intifaac ka helid.intihayn1. Tijaabo. 2. ld intihin.intihinld intihayn (2).intikhaabDoorasho dadku u codbixiyo qof loo wakiilanayo barla-maan iw…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms