Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

indhal

(-lo, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Harag ido ah oo aad loo jilciyey oo wax lagu tosho. 2. Harag ar, jilicsan oo kabaha qaarkood afka hore kaga sameysan si araha meel loo gasho.

Erayo la-mid ah

indha-adagQof aan ceeb ka baqaynin ama xishood yar ahaansho.indha-adkaanld indha-adayg, indha-adkaansho.indha-adkaansho/dh ld indha-adkaan.indha-indheeWax kormeerid.indhabaaqWax arkid la'aanta ilma xoolaad oo markaas dhashay.indhabbeelIndho nuurkii aragga lumin. ld aragbeel².indhabbeelIndhaha oo nuurkii aragga ka taga. ld indhabbeelid.indhabbeelidld aragbeel¹, aragbeelid, indhabbeel¹, indhabbeelis.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms