Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

indha-indhee

(-dheeyay, -dhaysay)
Falg2

Macnaha

Wax kormeerid.

Erayo la-mid ah

indha-adagQof aan ceeb ka baqaynin ama xishood yar ahaansho.indha-adkaanld indha-adayg, indha-adkaansho.indha-adkaansho/dh ld indha-adkaan.indhabaaqWax arkid la'aanta ilma xoolaad oo markaas dhashay.indhabbeelIndhaha oo nuurkii aragga ka taga. ld indhabbeelid.indhabbeelIndho nuurkii aragga lumin. ld aragbeel².indhabbeelidld aragbeel¹, aragbeelid, indhabbeel¹, indhabbeelis.indhacaddaynld indhacaddays.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms