Qaamuuska Asalka
indhaddaalis
(-byo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Marriin qurxoon oo lagu sameeyo rarada iwm.-2. Ujuuro la siiyo cid wax qortay ama wax akhriday.
Erayo la-mid ah
indha-adagQof aan ceeb ka baqaynin ama xishood yar ahaansho.indha-adkaanld indha-adayg, indha-adkaansho.indha-adkaansho/dh ld indha-adkaan.indha-indheeWax kormeerid.indhabaaqWax arkid la'aanta ilma xoolaad oo markaas dhashay.indhabbeelIndho nuurkii aragga lumin. ld aragbeel².indhabbeelIndhaha oo nuurkii aragga ka taga. ld indhabbeelid.indhabbeelidld aragbeel¹, aragbeelid, indhabbeel¹, indhabbeelis.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
