Qaamuuska Asalka
imtixaan
(-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Imtixaan lagu tijaabo cid aqoonta. 2. Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda. ld intixaan, itixaan.
Erayo la-mid ah
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
