Qaamuuska Asalka

imtixaaman

(-aamaa, -aamayd)
Falmg4

1.Wax imtixaan laga qaaday ahaansho. 2. Dhibaato cid ku dhacda oo lagu tijaabinayo dulqaadkeeda ahaansho. ld intixaaman, itixaaman.