Qaamuuska Asalka
ibamarnaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld ibamarnaan.
Erayo la-mid ah
ibamarMaridda hal irmaan afarta naas laga maro. ld ibamaryo.ibamarHal irmaan afarta naas ka marid. ld ibamaryee.ibamaranWax la ibamaray ahaansho (hal irmaan). ld ibamaryeysan.ibamarashold ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeysibamaridld ibamar-yeyn.ibamarnaanld ibamarnaansho, ibamayeysnaan, ibamaryeysnaansho.ibamaroHal irmaan afarta naas ka marasho. ld ibamaryeyso.ibamaryeysnaansho/dh ld ibamarnaan.

