Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

ibamar

MagacLafdheeri

Macnaha

Maridda hal irmaan afarta naas laga maro. ld ibamaryo.

Erayo la-mid ah

ibamaranWax la ibamaray ahaansho (hal irmaan). ld ibamaryeysan.ibamarashold ibamarad, ibamaryeysad, ibamaryey-sasho, ibamaryeysibamaridld ibamar-yeyn.ibamarnaanld ibamarnaansho, ibamayeysnaan, ibamaryeysnaansho.ibamarnaansho/dh ld ibamarnaan.ibamaroHal irmaan afarta naas ka marasho. ld ibamaryeyso.ibamaryeysnaansho/dh ld ibamarnaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms