Qaamuuska Asalka
hun
MagacLafdheeri
Macnaha
Maro aad duug u ah.
Erayo la-mid ah
hundhoGobaha qoriga ka samaysan.hundhurQof madaxa hoos u foorarin ciil ama murugo dartiis.hundhurMadax foorarinta qof madaxa hoos u foorariyo murugo ama ciil…hundhursanWax hundhura ahaansho (qof).hundhursanaanld hundhursanaansho.hundhursanaansho/dh ld hundhur-sanaan.hundhursashold hundhursad, hundhursi.hundhursoCiil murugo darteed madaxa hoos u foorarin (qof).

