Qaamuuska Asalka
hundhur
MagacLafdheeri
Macnaha
Madax foorarinta qof madaxa hoos u foorariyo murugo ama ciil dartiis.
Erayo la-mid ah
hundhoGobaha qoriga ka samaysan.hundhursanWax hundhura ahaansho (qof).hundhursanaanld hundhursanaansho.hundhursanaansho/dh ld hundhur-sanaan.hundhursashold hundhursad, hundhursi.hundhursoCiil murugo darteed madaxa hoos u foorarin (qof).hundoDhul carrasan ah, hawd ahayn, leh bannaanno, kuro, togag, bi…hundudCid hoos u foorarid. ld rundud.

