Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hordhig

(-gay, -gtay)
Falg1

Macnaha

1. Wax, wax kale ku hor gudbid. 2. Arrin, dacwad iwm cid wax ka qaban karta hor gayn. 3. Cunto, cabbid iwm cid u gayn.

Erayo la-mid ah

hordegCayaar turub, haad socda haad kale oo aan la nooc ahayn ku d…hordhaanNeefka xoolaha ugu horreeya marka ay soconayaan.hordhac1. Arar (suugaanta); gogol. 2. Hadal kooban oo qoraal ah, oo…hordhalad1. Curad. 2. Horgal.hordiyuulam(daaw.) Halaamacood muddo gaaban ee qanjir ku yaal baalka is…
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms