Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hordhac

(-cyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Arar (suugaanta); gogol. 2. Hadal kooban oo qoraal ah, oo ujeedada buugga lagu koobo.

Erayo la-mid ah

hordegCayaar turub, haad socda haad kale oo aan la nooc ahayn ku d…hordhaanNeefka xoolaha ugu horreeya marka ay soconayaan.hordhalad1. Curad. 2. Horgal.hordhig1. Wax, wax kale ku hor gudbid. 2. Arrin, dacwad iwm cid wax…hordiyuulam(daaw.) Halaamacood muddo gaaban ee qanjir ku yaal baalka is…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms