Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

hooyo

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Qof dumar ah oo wax dhashay. 2. Erey gacalo. 3. U.j: hooyoy! 4. U.j: wiilkaygiyow!; gabadhaydiyey!

Erayo la-mid ah

hooy1. War h.!: erey qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeedi…hooyaalaynld hoobaalayn.hooyaaleEreyo lagu luuqeeyo ama lagu heeso, si jaangooyo looga dhigo…hooyaaleeHooyaale ku luuqayn. ld hoobaalee.hooyannimoHooyo ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms